“ Maxaa ka macaan markaad xaqiijiso shay dadka intooda badan uhaysteen inay samayntiisu mustaxiil Tahay " ~Aristotle
Waxaa lagu soo koobi karaa Seddexdan qodob.
1. xakamaynta ama ka adkaanta Nafta.
2. kalsoonida iyo aaminidda Naftaada.
3. ku raaxaysiga Nolosha.
Waxay ka dhigantay inaad leedahay qorshe deggan, barnaamij diyaarsan oo isku dheelli tiran oo sabab u noqon kara kal saaridda dhammaan yoolalka iyo ahdaafta kala duwan ee qaybaha nolosha .Taas oo kuu fuudaydin karta inaad noqoto ruux maamuli kara habdhaqankiisa, awood u leh maareynta iyo ka gudbidda caqabadaha kala duwan ee ku soo foodsaari kara intaad ku jirto nolosha adduunyo .
Waxaad ku sifoobaysaa odhaahdii uu yidhi faylasuufkii caanka ahaa ee Aristotle :“ Maxaa ka macaan markaad xaqiijiso shay dadka intooda badan uhaysteen inay samayntiisu mustaxiil tahay".
~ Cabdiqani Qorane
No comments:
Post a Comment